Al Shabaab oo Madaafiic culus ku weerartay Deegaanka Baar Sanguuni

War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in galabta madaafiic culus ku garaaceen deegaanka Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo gaar ahaan saldhig ciidamada Jubbaland ku leeyihiin deegaankaasi. Sargaal katirsan Al Shabaab ayaa Warbaahinta afka kooxdaasi ku hadasha u sheegay in guutada Jugta culus galabta madaafiic culus ku garaaceen saldhig ciidan oo kuyaala deegaanka … Continue reading Al Shabaab oo Madaafiic culus ku weerartay Deegaanka Baar Sanguuni